Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada qarax lagu dilay Taliye Cawil Nuur Rooble

Waxaa shalay galinkii dambe Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ka dhacay qarax nuuca gaadiidka hoosta looga soo xiro oo lala beegsaday taliyihii saldhiga booliiska ee magaaladaasi . Qaraxa ayaa la sheegay in markii hore uu dhaawac culus kasoo gaaray Cawil Nuur Rooble taliyaha saldhiga booliiska Koonfurta Gaalkacyo, waxaana taliyaha xalay u geeriyooday dhaawacii qaraxa kasoo … Continue reading Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada qarax lagu dilay Taliye Cawil Nuur Rooble